majiirasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg majiiro. ld majiirad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

majiiro

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Calool xanuun dartii la rogrogmasho. Tus. “Caloosha baa i majiiranaysa”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

majiirad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld majiirasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur