majiiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg majiir³. ld majiir¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
majiirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld majiirid.1. Dib u celinta wax ama arrin soconayey gadaal loo celiyo. 2. (-rro, dh.) Suunka dhanka hoose ee kooraha ka lusha oo caloosha faraska looga xiro.1. Wax jahada uu u socday ka weecin. 2. Maro qoyan majuujin si biyuhu ugu daataan. 3. Is m.: wax socda dhankii uu ka yimid isla markiiba ku noqosho. 4. Isku m.: meel ciriiri ah xoog ku dhexmarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0