majimowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld majin¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
majinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xanuun cunaha ku dhaca oo qof liqitaanka ku dhiba cunahana barariya mararka qaarkood. ld majinow, majimow.1. Xubin ka mid ah addimada xoolaha oo u dhexeysa jilibka iyo qoobka. 2. Xirmooyin yaryar oo loo qeybshay marduuf qaad ah middood. 3. Xiddig naafaha ka mid ah oo u dhexeysa afqaysta iyo koxdinta. ld mijin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0