majlisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo/-jaalis, m.dh)Macnaha:1. Meel fadhi wanaagsan leh oo la iskugu yimaado. 2. Shir wax lagu go'aaniyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0