makal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Khatar weyn.
  2. Nafley waxyeelo weyn gaarsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur