makasQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:1. Dadka inta garashadoodu gaabantahay; maangaab; caamo. 2. Ilmo aan weli caqli fiican yeelan. ld makasto.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maangaabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qof caqli iyo garaad yar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
caamoQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:1. Dad aan wax qori karin waxna akhrin karin. 2. Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon badan u lahayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
makastoQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:ld makas.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0