malaace
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-cayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (bot.) Mid ka mid ah qaybaha ubaxa. Malaacayaasha waxa loo qaatay in ay yihiin caleemo horumaray oo leh dhismo sahlan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

