malaakhadinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg malaakhadi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
malaakhadiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Soor malaakh ku walaaqid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0