malaasnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg malaasan². ld malaasnaansho, malaasni.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

malaasan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)

Macnaha:

  1. 1. Wax la malaasay noqosho. 2. Ka m. wax xallintooda maaro loo waayey noqosho. Tus. “Cabdi arrintii way ka malaasantay”.
  2. 1. Wax la malaasay ahaansho. 2. Meel furnayd sida irrid, god, duleel iwm wax la xiray ahaansho. 3. Qof aan wax fahmin ahaansho. 4. Ka malaasan qof aan arrin xogteeda la socon ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

malaasnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld malaasnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

malaasni

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld malaasnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur