malabcir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (dii.) Cunno macaan oo reer Banii Isra'iil mucjiso ahaan cirka looga soo daadshey.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur