malafso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Carrabka bushimaha ku leefleefid. 2. Hamuungoror yeelasho. ld malabso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

malabso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld malafso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur