malaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg malayso. ld malaysad, malaysi.

malayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Wax filasho.

malaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld malaysasho.

malaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld malaysasho.