malbo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Weel biyood dhoobo ka sameysan; ashuun.

ashuun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-uumo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld aashuun.