maldheerQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld mandheer.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
mandheerQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(c.nafl.) Xubin laga helo naasleyda iyo xayawannada kale ee ilmaha dhala, kaas oo uurjiifku ku dhejisan yahay gidaarka ilmagaleenka. ld maldheer.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00