maliiddo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Mindi yar oo madaxa lagu xiirto, hargaha lagu hoolo, ilmahana lagu gudo. ld maddiil, mandiil, mindiil.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maddiil

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld maliiddo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mandiil

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-lo, m.l)

Macnaha:

  1. ld maliiddo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mindiil

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. ld mandiil.