maliilin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maliili. ld mariilin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maliili

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Jirro cid maliil ka dhigid. 2. Cid bugta baanin. ld mariili.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mariilin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld maliilin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur