maliiqnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maliiqan. ld maliiqnaansho.

maliiqan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)

Macnaha:

  1. 1. Caw dun iwm wax la maleegay ahaansho. 2. Wax aan la tarraxin ahaansho. 3. Ku m.: wax dhoobo dufan iwm ku dhoobantahay ahaansho (qof).

maliiqnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld maliiqan.