malooqnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg malooqan. ld malooqnaansho.

malooqan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)

Macnaha:

  1. Wax subag, dhoobo, wasaq iwm lagu dhoobay ahaansho.

malooqnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld malooqnaan.