maluuqasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maluuqo. ld maluuqad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maluuqo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-qday, -qatay)

Macnaha:

  1. Madax timo ka wada xiirasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maluuqad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld maluuqasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur