maluuqnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maluuqan. ld maluuqnaansho.

maluuqan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax timaha laga wada xiiray ahaansho (qof). 2. Wax subag, dhoobo, wasaq iwm lagu dhoobay ahaansho.

maluuqnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld maluuqnaan.