mamacQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. ld miibac. Dhagax adag. 2. Gaajo badan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
miibacQaabnax: Magac Dheddig | Noun FeminineMacnaha:1. Wax aan fudayd ku jebin oo aad u adag. 2. Gaajo kulul oo aan bi'in oo xanuun-ka-warqab ah. ld mamac.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0