mamlakad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Boqortooyo. ld mamlako.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

boqortooyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Nidaam iyo xukun ka jira dal boqor u taliya. 2. Waddan boqor xukumo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mamlako

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld mamlakad.