mamnuucid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mamnuuc².

mamnuuc

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. M. ah: wax aan fasax loo qabin sameeyntooda.
  2. Wax, wax reeban ka dhigid.