manaafacaadsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg manaafacaadso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

manaafacaadso

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax waxtarkiisa ka faa'iidaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur