manfac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax, waxtar leh. 2. M. leh: wax fariiddo leh. ld manfaco.

manfaco

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld manfac.