manjabbaxsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg manjabbaxso. ld majabbaxsad, majabbaxsasho, majabbaxsi.

manjabbaxso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Socod gaaban oo raaxaysi ku jiro samayn. ld majabbaxso, mijabbaxso, minjabbaxso.

majabbaxsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld manjabbaxsasho.

majabbaxsasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld manjabbaxsasho.

majabbaxsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld manjabbaxsasho.