manjagororsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg manjagororsan. ld majagororsanaan, majagororsanaansho, manjagororsan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
manjagororsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Cid wax manjagorortay ahaansho. ld majagororsan, mijagororsan, minjagororsan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
majagororsanaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld manjagororsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
majagororsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld manjagororsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0