Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg manjarrogo. ld majarrogasho, mijarrogasho, minjarrogasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-gay, -gtay)
Macnaha:
1. Isbeddelid (arrin). 2. Ilmo sidkoodii dhammaaday madaxa hoos u soo rogasho. ld majarrogo, mijarrogo, minjarrogo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur