manjasaarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg manjasaar². ld majasaarid, mijasaarid, minjasaarid.

manjasaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qaabka loogu fariisiyo ilmo saxaroonayo ama kaadshaya iyaga oo labada lugood la dul saarayo. ld majasaar¹, mijasaar¹, minjasaar¹.
  2. Ilmo saxaroonayo ama kaadshayo lugo saarid. ld majasaar², mijasaar², minjasaar².

majasaarid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld manjasaarid.

mijasaarid

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. ld manjasaarid.

minjasaarid

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. ld manjasaarid.