manjasuuxidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg manjasuux². ld majasuuxid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
manjasuuxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Taagnaan badan oo manjuhu ku daalaan. 2. Manjaha oo tabar darreeya naxdin awgeed. ld majasuux¹.1. Taagnaan badan darteed manjo ku daalid. 2. Naxdin awgeed la tabardarreyn. ld majasuux².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
majasuuxidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld manjasuuxid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0