manjasuuxinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg manjasuuxi. ld majasuuxin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
manjasuuxiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Cid taagnaan badan ku daahin. ld majaxuusi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
majasuuxinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld manjasuuxin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0