mannasheegasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg mannasheego. ld mannasheegad, minnasheegad, minnasheegasho.

mannasheego

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Macnaha:

  1. Cid u abaalsheegasho. ld minnasheego.

mannasheegad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld mannasheegasho.

minnasheegad

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. ld mannasheegasho.

minnasheegasho

Qaabnax: Magac Dheddig | Noun Feminine

Macnaha:

  1. ld mannasheegasho.