mannooge

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof aan hawsha ka daalin; maddaale.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maddaale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof aan hawsha ka daalin, hawlkar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur