manqo

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Dad iyo duunyo inta tabarta daran; maato.

maato

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Dadka intiisa tamarta yar sida carruurta, waayeelka, iyo haweenka. 2. ld maati. Warqadaha turubka mid ka mid ah oo wax nin u eg ku sawiranyahay, mar kastana raaci karta; jookar.