mantaji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Cid mantag ka keenid. 2. Ka m.: cid fal ay sameeysay eedsiin. ld mataji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mataji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld mantaji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur