maqaarholac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro .., ml.)

Macnaha:

  1. (daaw.) Halaamacoodka haragga oo inta badan uu keeno dulan dibadda uga imaada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur