maqaarsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg maqaarso. ld maqaarsad, maqaarsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maqaarsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Cid caan ah magaceeda ku shaqaysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
maqaarsadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld maqaarsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
maqaarsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld maqaarsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0