maqaayadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld makhaayad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
makhaayadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Meel cunto karsan lagu iibsado oo leh kuraas iyo miisas cuntada lagu cuno iyo shaqaale cuntada keena. ld makhaayo, maqaayad, maqaayo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0