maqaayadle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld makhaayaadle.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

makhaayaadle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ley, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof makhaayad leh. ld maqaayadle.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur