maqnow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

Macnaha:

  1. 1. Qof aan joogin noqosho. 2. Qof maahsan noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur