maqooradasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maqoorado.

maqoorado

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-atay, -adatay)

Macnaha:

  1. Wax maammuulasho (arrin, xafiis, guri iwm).