maqsinka dawada

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (maqaasiin ..., m.l) (daaw.) Meel dawooyin takhtar soo qoro lagu diyaariyo oo lagu siiyo bukaannada sida badan waxay ka mid tahay qaybta bukaansocod-eektaada ee isbiitaal leeyahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur