maqsuudi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cid maqsuud ka dhigid. ld mabsuudi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mabsuudi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld maqsuudi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur