maquurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maquur². ld makhuur¹, makhuurid, maquur¹, mukhuur¹, mukhuur.

maquur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld maquurid.
  2. Biyo hoos u gelid. ld makhuur², mukhuur², muquur².

makhuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld maquurid.
  2. ld maquur².

makhuurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld maquurid.

mukhuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld maquurid.
  2. ld maquur².