Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg maquuri. ld makhuurin, mukhuurin, muquurin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
Cid biyo hoos ugu riixid. ld makhuuri, mukhuuri, muquuri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur