maquursanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maquursan. ld makhuursanaan, makhuursanaansho, maquursanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maquursan

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax la maquuriyey ahaansho. ld makhuursan, mukhuursan, muquursan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

makhuursanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld maquursanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

makhuursanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld maquursanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maquursanaansho