maquus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld muquusid.
  2. ld muquus².

muquusid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg muquus². ld maquus¹, maquusid, muquus¹ (1).

muquus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld muquusid. Quusidda biyo hoos loo quuso. 2. Muquuf¹.
  2. Biyo hoos u quusid. ld maquus².