maraabee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

Macnaha:

  1. Doon, markab iwm hadba dhan u iilasho. ld maraamee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maraamee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -meysay)

Macnaha:

  1. ld maraabee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur