maraamiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Nooc mallaayga gadiirka u eg oo badda soomaaliyeed ku badan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur