maraamo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld maraabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maraabo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dheeldheelliga uu sameeyo markab doon iwm oo badsaaran. ld maraabe, maraame, maraamo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur